Fanaanada Hibaaq Oo Ku Daadisay Fanaanka Xuseen Shire Mar Uu Hees La Jilayay + Video

Monday, January 14, 20130 comments


Fanaanada ahna abwaanada Hibaaq Maxamed ayaa mar uu la jilayay fanaanka weyn ahna  abwaanka iyo mulaxamiistaha Xuseen Shire Ciyaar Jacel ku daadisay heesta lagu magacaabo Ubaas baxay.

Hibaaq Maxaamed fanaanada dhawanahan qabsatay masraxa fanka Soomaaliyeed waxayna inta badan fanaaniinta cusub ku dhaaftay qaabka jiliinka marka ay heesta qadayso ,waxaana ka muuqda wajigeeda intaba badan dareenka heesta.

Fanaanka Xuseen Shire oo asna keenay qaab jiliinka heesta ayaa dad badan waxay Shagayn Fanaanka Xuseen Shire qaadida heesaha in uu kaga sii fiicanyahay wax jiliinka marka ay arkayn qaabka heestaan uu ula jilay fanaanada Hibaaq Maxamad.

Fanaanda Hibaaq ayaa iska fujisay fanaanka Xuseen shire mar uu rabay in garka uu ka qabsado oo baryo, iyada oo iska diiday baryada fanaanka,waxayna tiri Bal eega Hadeer Bu Booyaya Waxuu Doonaya Inaan Buug Kale U Furo.

Erayadaas ayaa ah erayo ka mid ah heesta ay wada jilayn labada fanaan ee wadaniyiinta ah waa Hibaaq Maxamed Iyo Xuseen shire oo markaan hees jaceyl ah wada jilaya.

Xigasho :- http://www.iftineducation.com

Shumis.net Arimaha Bulshada
Shumis@hotmail.com
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. Shabakada Arimaha Bulshada - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks