DAAWO SAWIRADA: Arag Beyonce waxa ku dhacay ayadoo meel kaamirooyin badan joogta

DAAWO SAWIRADA: Arag Beyonce waxa ku dhacay ayadoo meel kaamirooyin badan joogta

Xili Fanaanada Beyonce iyo ninkeeda Jay-Z ay ku socdeen sajaayada guduudan (kaarbedka cas) dusheekada mahrajaanka “Met Ball, waxaa faraantigi farta ugu jiray ka dhacay Beyonce, taasoo hal kusoo jeedisay kaamirooyinki fursad raadinta ahaam waxaase usoo qabtay ninkeeda Jay-Z oo isagana ay u noqotay fursad uu uga xishoodsiiyo xaaskiisa.

“Laakiin waxaa qosol leheed qaabka Jay-Z ugu geliyay xaaskiisa faraantiga ka dhacay, isagoo


iska dhigay in hada uu guursanayo oo howshu faraanti gelis joogto, caalamka dhan ayaa si wanaagsan uga helay sawirada laga qaaday labadaan lamaane.



thumbnail Title: DAAWO SAWIRADA: Arag Beyonce waxa ku dhacay ayadoo meel kaamirooyin badan joogta
Posted by:galmada Net
Published :2014-06-19T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO SAWIRADA: Arag Beyonce waxa ku dhacay ayadoo meel kaamirooyin badan joogta



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 19, 2014 and have 0 comments

No comments:

Post a Comment