Arimahaan Ragga Madax Faluuq Ayay Ka Qaadaan xiliga galmada ee gabar yahey saan samey

Arimahaan Ragga Madax Faluuq Ayay Ka Qaadaan xiliga galmada ee gabar yahey saan samey

Sida aynu horay u soo qornay waxyaabaha ka careysiiya haweenka ayaa qodobkaan waxana ku soo qaadaneynaa arimo badan oo ragga ay neceb yihin oo ay dhibsadaan . 


1- Yasidda Iyo Dhaawicidda Dareemaha : jees jeeska ayaa ah arimaha ugu daran ee dhaliya naceybka , waxaana ka dhasha ixtiraam la`aan waxa uuna guriga ka dhigayaa mid marti u ah dood iyo qab qabsi .

2- In Aad In Badan Aad Ka Mashquusho: in haweeneyda ay ninka in badan kaga mashquusho guriga ama banaankiisa , waxa ay tani dareensiineysaa cidlo gaar ahaan haddii uusan jirin wax uu ku mashquulo hadaba gabaryaheey haka mashuulin ninkaada .

3- Maseerka Badan : Maseerka haddii xadkiisa uu dhaafo waxa uu halis gilinayaa xariirka qoyska , waxaana ka dhasha cawaaqib xun ee hadaba arintaan iska ilaali .

4- Qaadashada Talooyin Haweenka Kale Ah : in haweeneyda qaadato talooyin saaxibadeeda u soo jeedinayaan taasi waxa ay tashwiish gilineysa xariirka qoyska .

5- Tix gilin la`aanta : waxaa laga yaabaa in uu ninka leeyahay rajooyin uuna u baahan yahay taageero , iftineducation.com waxa ay ku leedahay hadii aadan sidaas u sameyn waxa uu ninka uu dareemayaa in aadan tix gilineyn taasina waxa uu ka qaadayaa niyad jab .

6- Is Xoojin Iyo Kala Talisnimo : nolosha labada lamaaane waxa ay ku tiirsan tahay is fahan iyo is ixtiraam , ogoow gabaryaheey ninka kama helo kali talisnimada.

7- Cabashada Badan : tanina niyad jab ayuu ninka ka qaadayaa , waxa uuna ka cararayaa in uu kuula sheegeysto oo uu wax ka dhageysto ee gabaryaheey arintaas il gaar ah u yeelo .


thumbnail Title: Arimahaan Ragga Madax Faluuq Ayay Ka Qaadaan xiliga galmada ee gabar yahey saan samey
Posted by:galmada Net
Published :2014-12-02T19:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Arimahaan Ragga Madax Faluuq Ayay Ka Qaadaan xiliga galmada ee gabar yahey saan samey



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 02, 2014 and have 0 comments