24 Sano kadib, Safaaraddii Somalia ee Mareykanka oo dib loo furay {Sawirro}

24 Sano kadib, Safaaraddii Somalia ee Mareykanka oo dib loo furay {Sawirro}

 Axmed Ciise Cawad, Safiirka Somalia ee dalka Mareykanka ayaa xaqiijiyay in dib loo furay 24 Sano kadib Safaaradii Somalia ee Magaalada Washington.

Dib u howlgelinta Safaaradda Somalia ee Washington ayaa waxay Albaabada u furaysaa Xiriirka Labada dalka {Mareykanka & Somalia) oo Hakad ku jiray tan iyo Burburkii Dowladda Dhexe ee dalka.

Mareykanka ayaa si rasmi ah u aqoonsaday Dowladda Federaalka Soomaaliya January 2013, kadib markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Aqalka Cad kula kulmay Barack Obama.




thumbnail Title: 24 Sano kadib, Safaaraddii Somalia ee Mareykanka oo dib loo furay {Sawirro}
Posted by:galmada Net
Published :2015-11-19T02:41:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
24 Sano kadib, Safaaraddii Somalia ee Mareykanka oo dib loo furay {Sawirro}



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 19, 2015 and have 0 comments