AKHRISO:Qiisa cajiib ah “samra saadkisa heela”! Waa Run

AKHRISO:Qiisa cajiib ah “samra saadkisa heela”! Waa Run

Qiso Cajiiba ah nin suudaani ah oo muslim ah ayaa wuxu daganaa dalka maraykanka ninkan waxa la jaar ah islaan cadaan ah oo yahuudiyad ah dabeeto ninkan

markasta way caydaa waxay ku dhahdaa uma qalantid inaad dalkan ku noolaatid waxaad tahay adoon madow waxaad tahay argagixiso lkn ninkani waa nin diin leh xataa halkalmad umuu celin jirin islaanta markastana wuu iskaga dhaqaaqi jiray isagoon hadal odhan, hadaba ninkii suudaaniga ahaa oo shaqadiisa

ka soo rawaxay ayaa arkay islantii/ duqdii oo tuug dilaso ninkii wuu ku soo cararay iyada oo koomo ku jirta ayuu dhakhtarka keenay markaas

ayuu dul fadhiyay ilaa ay soo caafimaaday markay aragtay isaga oo dhakhtarka la jooga ayay bilawday caydii lkn ninkii isaga oo qoslaya

ayuu soo eegay…. dabeeto nin dhakhtar ah ayaa duqdii ku yidhi hadaanu ninkani dhakhtarka ku keeni lahayn xaaladaadu halis bay noqon lahayd …..hadaba waxa soo gashay bishii ramadaan dabeeto waxa gurigii ninka muslinka ah soo gashay islaanti iyada oo qireysa kalmada tawxiidka oo

soo islaamtay kuna islaamtay ….. akhlaaqda ninkan muslinka ah …mudo ka bacdi waxa dhimatay duqdii lakin gurigeedii iyo hantidii baankiga

utaalay waxay ku qortay ninkaa suudaaniga aha ee muslimka aha

sababtiisana ay ku islaamtay kagana badbaaday naarta jaxima.


thumbnail Title: AKHRISO:Qiisa cajiib ah “samra saadkisa heela”! Waa Run
Posted by:galmada Net
Published :2015-11-30T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
AKHRISO:Qiisa cajiib ah “samra saadkisa heela”! Waa Run



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 30, 2015 and have 0 comments