Allaah Jala Jalallaahu Wuxu Addoomahiisa Wanaagsan ku ManaysTaY inu Markasto Dambi Ay Galan Kadibna u Towbadkeenan inu Ka CafiYo dambiYada Ay Galeen,Sido kale....

Allaah Jala Jalallaahu Wuxu Addoomahiisa Wanaagsan ku ManaysTaY inu Markasto Dambi Ay Galan Kadibna u Towbadkeenan inu Ka CafiYo dambiYada Ay Galeen,Sido kale....

Allaah Jala Jalallaahu Wuxu Addoomahiisa
Wanaagsan ku ManaysTaY inu Markasto Dambi
Ay Galan Kadibna u Towbadkeenan inu Ka CafiYo
dambiYada Ay Galeen,Sido kale Alle Addomahiisa
Wuxu ku ManaysTaY Inuu DambiYadooda Ku
Dhaafo Salaadaha iyo XiliYada Weyso Qaadka.
---------------------------------------------
------
NabiGa Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu
Yiri::Ruuxii Weyso QaaTo oo WanaajiYo Weyso
Qaadka,Jirkiisa Waxa Ka Baxo DambiGa SidaY
BiYaha Weyso Qaadka Farahiisa uGa DaaTaan oo
Kale..*Saxiixul Muslim*
---------------------------------------------
-----
Sido Kale Rasuulkena Muxammed Salallaahu
Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::Bal Ka Warama
Haduu Ruuxiin HorTiisa MaraYo Wabi Maalin
Kastana uu Ku QubeysTo Shan Mar,Korkiisa Wax
WasaQ Ah Maku HaRaYaan??SaxaabiDii
Rasuulkena Alle Haka Raali NoQde WaxaY
Dhahen>Kuma HaRayso WaSaQ Korkiisa,
Rasuulkena Muxammed Salallaahu Caleyhi
Wasalam Wuxu Yiri::Sidaas oo Kale WaaYe
ShanTa Salaadood, oo Allaah Jala Jalallaahu
Wuxu Ku Tir Tira DambiYada..*saxiixul Muslim*
share n like wadada badbaadada
¸.•´¸.•¨) ¸.•¨)
(¸.•´ (¸.•´ (¸.•Walalkin Ahmed Ali Noor Roonow


thumbnail Title: Allaah Jala Jalallaahu Wuxu Addoomahiisa Wanaagsan ku ManaysTaY inu Markasto Dambi Ay Galan Kadibna u Towbadkeenan inu Ka CafiYo dambiYada Ay Galeen,Sido kale....
Posted by:galmada Net
Published :2015-11-23T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Allaah Jala Jalallaahu Wuxu Addoomahiisa Wanaagsan ku ManaysTaY inu Markasto Dambi Ay Galan Kadibna u Towbadkeenan inu Ka CafiYo dambiYada Ay Galeen,Sido kale....



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 23, 2015 and have 0 comments