CAYILKA OO FAA’IIDO FIICAN LAGU ARKEY -DAAWO

Inta badan dadku waxa ay difaac uga jiraan in ay buurnaadaan oo cayil yar uu jirkooda galo balse waxaa soo baxdey faa’iido xoog badan oo Maama buuran ay ka sheegtay cayilka la iskuna raacey.

Waxa aan dareemaa isku filnaansho Jirkayga ah oo xitaa hadii aanan wax cunin noolaan karo iyada oo xustay in caafimaadkeeda uu aad uga sareeyo dadka caatada ah ee aan dhaqdhaqaaq badneen.


DAAWO DHAQTARKA U DOODAY NAAGTAN: