Daawo dhibaatada ay leedahay galmada dabada iyo dhuuqida Xubinta taranka ee….

Daawo dhibaatada ay leedahay galmada dabada iyo dhuuqida Xubinta taranka ee….

Hadaba Qof kaste muslin ah oo wax bartay kama qarsoona in ay mamnuuc tahay in dumarka dabada laga dhabo, laakin waxaan rabnaa inaan sheegno sababaha keenay inay arrintan soo badato waayahan dambe guud ahaan caalamka, sida la ogyahay dadka soomaaliyeed dhaqan aad bay uga fogaan jireen, laakin marka dalkooda burburay ay ku kala yaaceen daafaha dunida ayaa qaar aan badnayn dhankan qaatay ha ogaadaan inuu mamnuuc yahay ama yeeysan ogaanin, marka hore waxaan tilmaamaynaa sababaha ugu waaweyn in naagaha futada laga isticmaalo



1- filimda sexga oo dadka ku dhex faafeen, kuwaas oo laga dhigo futada inay ka raaxo badantahay farjiga,
2- jaahilnimo, qofka oo aan ogeyn waxa ka imaan kara ficilkan oo xun

dhibaatooyinka ay leedahay galmada dabada

1- cudurro daran
2- futada oo dildilaacdo oo naagta ay saxrada ceshan weyso
3- baabasiir, futada murqaheeda
oo bannaanka u soo baxa
4- nabarro xunxun
5- marka shahwada lagu shubo meesha waxay keeni kartaa inuu jirka u arko wax dool ah, waayo looguma talagalin, kaddib marka ay dhacdo galmo dabiici ah oo farjiga mani lagu shubo jirka wuxuu soo tuurayaa waxyaalo did ku ah manida waxay keenayaan madhalaysnimo
6- dabada waxaa ku jira bakteeriya oo misaalim ah laakin marka wax la geliyo ayay soo yaacaysaa, waxay keeni kartaa jirrooyin aad u xun xun
7- wasakha saxarada wuxuu wataa jeermis
8- qabatin, naagta waxaan barato kama hari karto, marka hore way dhibsanaysaa laakin marka dhowr jeer lagu sameeyo way la qabsan, waxay ku noqon sida daroogada oo kale, iyadoo u jeedo dhibka ay leedahay haddana kama hari karto

marka qofka caqli leh wuu fahmi karaa dhibaatadan, ILAAHAY dhammaanteena ha naga fogeeyo wax kastoo xun

 HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


thumbnail Title: Daawo dhibaatada ay leedahay galmada dabada iyo dhuuqida Xubinta taranka ee….
Posted by:galmada Net
Published :2015-11-30T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo dhibaatada ay leedahay galmada dabada iyo dhuuqida Xubinta taranka ee….



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 30, 2015 and have 0 comments