Daawo:- ISIS oo laga roonayaal kasoo tuurtay dabaq

Daawo:- ISIS oo laga roonayaal kasoo tuurtay dabaq

Dowladda khilaafada Islaamiga ee Ciraaq iyo Siiriya ayaa baahiyay sawirro naxdin leh oo muujinaya xukun adag oo ay ku fuliyeen labo dhalinyaro ah oo lagu soo eedeeyay in ay ahaayeen laga-roonayaal ka dhaxeeyay xiriir jinsi.

Labadan dhalinyarada ayaa laga soo tuuray dabaq aad u dheer, waxaana xukunkooda loo cuskaday sharciga “liwat.” “Liwat” ee laga roonayaasha.

Kooxo wajiyada soo duubtay ayaa madax madax ugu tuuray dhulka labadan dhalinyarada ah, iyadoo aan la xaqiijin karin in dambiyada lagu soo eedeeyay ee qaniisnimada tahay mid dhab ah.


Ma ahan markii ugu horeysay ee ISIS xukun ceynkaan ah ku fuliyaan rag lagu soo eedeeyay falalkaan foosha xun.





thumbnail Title: Daawo:- ISIS oo laga roonayaal kasoo tuurtay dabaq
Posted by:galmada Net
Published :2015-11-26T01:11:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo:- ISIS oo laga roonayaal kasoo tuurtay dabaq



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 26, 2015 and have 0 comments