Daawo Suarez naag wax ma dhaamo waa markii afaraad uu qaniinaayo ciyaariyan world cup-ka aduunka

Ciyaarayahanka luiz suares ayaa qaniinyo la dhacay Daafaca Italy Giorgio Chiellini waa markiisii sadaxaad uu qaniinaayo ciyaariyahan. cup-kii aduunka ee south afrika ayey aheyd markuu sidaan oo kale sameyay iyo mar uu ka ciyarayay horiyaalka primere league .

saxaafada caalamka ayaa ku tilmaamtay suarez inuusan naag wax ba dhaamin ilkihiisa dhaadheer uu eber ugu dhigay inuu ku qaniino markuu wax tari waayo waa tan caawana uu qaniinyo la dhacay Daafaca Italy Giorgio Chiellini. 



Riix halkaan ka daawo video goos goos ah adaa yaabi doonee