Mowjadaha Heerarka kacsiga qoftaada ma taqaanaa? Halkaan Ka Baro Ninyahow.

waxaana la kala yiraahdaa kacsi, karkaar, biyo dhac iyo qaadiro.

Marxalada 1: kacsi ama xiisayn

Marka ay qofka dumarka ah kacsato, tiiftaafyada dhiiga ee xubnaheeda taranka waa ay jilcayaan waxaana siyaadaya dhiiga aadaya gidaarada geedka ama siilka taas oo keenaysa dheecaan yar oo ka gudba darbiga geedka waana sababta keenta in bahalka qoftaada uu noqdo qoyaan-qoyaan dhidi leh.

Halkaan Hoose Riix Kadib Daawo Muqaalka

Qaybaha banaanka ee geedkeeda oo ay ka midyihiin (afka hore ee geedka, malablaha,bushimaha kore iyo kuwa hoose) waa ay adkaadaan. qaybta sare  ee geedkeeda waa uu balaartaa.