Muuqaal Aduunka ka yaabiyay Markii Sac uu iska difaacay Libaax-Video

Muuqaal Aduunka ka yaabiyay Markii Sac uu iska difaacay Libaax-Video

Waa markii ugu horeeysay oo taariikhda la arko Lo´ ama dibi si toos ah iskaga dhiciya Libaax ku soo qaaday weerar kulul . Labada dhinac waxaa dhex maray dagaal iyo kaarto cajiib ah balse ugu dambeeyntii waxaa la qaarajiyay Libaaxii weerarka soo qaaday .

Lo´ duureedka wax dishay oo loo yaqaan Buffalo ayaa Libaaxa iskaga dhicisay Geesaheeda taas oo dhuunta iyo wajiga ka dhaawacday Libaaxii soo weeraray . Arinta ugu yaabka badan ayaa ah Libaaxa oo kaarto cajiib ah is ticmaalay maadaama marka Lo´da herdin rabtaba uu seexanayay dhulka si uu uga badbaado herdida iyo geeska Lo´da .

Intii uu socday dagaalka kulul ee dhex maray labada dhinac ayaa waxaa si toos ah gurmad ahaan u yimid Lo´ fara badan kuwaas oo Libaaxa dhinacyada ka soo galay balse Libaaxii oo dhiig baxay ayaa goobtii ku geeriyooday .


thumbnail Title: Muuqaal Aduunka ka yaabiyay Markii Sac uu iska difaacay Libaax-Video
Posted by:galmada Net
Published :2015-11-29T20:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Muuqaal Aduunka ka yaabiyay Markii Sac uu iska difaacay Libaax-Video



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 29, 2015 and have 0 comments