Naxariis darada DAMUL-JADIID oo Sawir Argagax leh laga sameeyay..(Arrag)

Naxariis darada DAMUL-JADIID oo Sawir Argagax leh laga sameeyay..(Arrag).

Sawirkaani ayaa waxaa laga sameeyay Kooxda Damul-jadiid oo ah Xisbiga talada dalka haya.

Sawirka ayaa waxa uu muujinayaa silaca iyo saxariirta Damul-Jadiid ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, kadib markii ay u gacan galiyeen Africaanta isku baheystay ciribtirka Umadda Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah Kenya iyo Ethiopia.