Raga Facbook ugu raaxeeya gadhaha kamirada ayay ceebaysay gabadhaan daawo

Raga Facbook ugu raaxeeya gadhaha kamirada ayay ceebaysay gabadhaan daawo qosolka aduunka


Wiiliasha Facebook waxay u badan yihiin inay ka dalbaan gabadha inay camera u shido, oo ay arkaan jirkeeda, sidaas waxaa sheegtay gabar somaliyeed oo arintaas in badan la kulantay, gabadha oo ceebaysay rag badan oo sidaas ku raaxaysto oo raba naagaha inay daawadaan iyagoo qaawan, shukaansiga noocaas ah ayaa soo badatay maalmahaan, way jiraan gabdho dhiloyin ah oo ka hela sidaas iyagana ka dalbo raga inay is qaawiyaan oo ay tusaan qalabkooda, daawo gabadhan