Raga ma iloobaan Dumarka leh Dareenka nuucaan ah oo xubintiisa sidaan u qooysa

Raga ma iloobaan Dumarka leh Dareenka nuucaan ah oo xubintiisa sidaan u qooysa

warbixintaan oo aan ka soo
xignayay jariidada dellabeta
oo
ah jariidad bile ah kana hadashada
arimaha
bulshada ayaa maanta bogeeda hore ku
soo
daabacday in nimanka aysan waligood
ilaabin
naagaha dareenkooda uu xad dhaafka
yahay,
jiriidada ayaa sameesay warbixinta ayaa
sheegtay in 1200 oo nin ah oo aan
naagahooda
wali furin in ay wareysi la yeelataay
taasoo
intabadan nimanka ay sheegeen wax
yaabaha
ay naagahooda aysan ku ilaabi karin ay
kamid
tahay iyagoo xiliga galmada ama isku
tagista
naagahooda ay dhahaan ereyo dareenka
sii
kiciya taas nimanka ka dhigta kuwa soo
xasuusta naagahooda markasta, 89%
ayaa isku
raacay in raggane ay san damcin dumar
kale.
warbixinta ayaa sheegeesa in naagaha
“verdana
dareenka badan nimankooda ay
adagtay si ay ku guursadaan ama kula saaxiibaan naago
kale,
warbixinta ayaa sheegtay in dhismaha iyo
wada
jirka uu qeeb katahay dumarka
dareenkooda
aadka usareeyo.
mid kamid ah gabadhaha lagu
soo qaatay warbixinta ayaa sheegtay in
aysan
dareenkeeda sidaa usii badneen laakiin ay
sheegtay in xiliga ninkeeda la
xaajooneeso ay
iska dhigto naag dareen badan taas ayaa
iigu
wacan ayee tiri in ninkeyga wali aad ii
xiiseeyo.
Julia Rikna oo ah dhaqtar ah ka qeeb
qaadatay
warbixintaan muujisay kaalinta ay ka
qeeb
qaadan karaan dumarka in ay raggooda
ku
dadaalaan


thumbnail Title: Raga ma iloobaan Dumarka leh Dareenka nuucaan ah oo xubintiisa sidaan u qooysa
Posted by:galmada Net
Published :2015-11-18T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Raga ma iloobaan Dumarka leh Dareenka nuucaan ah oo xubintiisa sidaan u qooysa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 18, 2015 and have 0 comments