WAA TALAABSADEEN FANAANIINTA MUQDISHO -DAAWO TARTAN CODKA FANAANKA

WAA TALAABSADEEN FANAANIINTA MUQDISHO -DAAWO TARTAN CODKA FANAANKA

Tartanka Heesaha Hirgalay oo ahaa Barnaamij Barisamaadkii lagu qaban jiray Tiyaatarka Muqdisho ayaa Dib loo soo celiyay Magaalada Muqdishana lagu qabtay habeenimadii xalay ahayd.

Barnaamijkaan Heesaha Hirgalay ayaa waxaa ku tartamayay Dhalinyaro badan balse waxaa kaalinta koowaad ku guulaystay Xaawo cabdi Xasan.

Halkaan kadaawo si aad uga bogato qaabka uu u dhacay Tartankii Heesaha Hirgalay iyo Madaxdii Khudbadaha ka Jeedisay oo amaan u jeediyay Dhalinyara Soomaaliyeed ee ka soo qayb galay Barnaamijkaan.

NALA DAAWO TARTANKAN :


thumbnail Title: WAA TALAABSADEEN FANAANIINTA MUQDISHO -DAAWO TARTAN CODKA FANAANKA
Posted by:galmada Net
Published :2015-11-22T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
WAA TALAABSADEEN FANAANIINTA MUQDISHO -DAAWO TARTAN CODKA FANAANKA



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at November 22, 2015 and have 0 comments