Wiil hooyadiis uur u yeelay oo la wareystay-Muuqaal Daawo

iftineducation.com - Dhacdadaan ayaa fajac iyo lama arag ku naqatay dadka reer Zimbabwe gaar ahaan dadka ku nool magaalada ay lamaanahaan degenyihiin iyadoo arinta layaabka naqatay ay tahay in Hooyada uur u leedahay wiilkeeda ayna hadda tahay bisha lixaad.IFTINEDUCATION.com
Warkaan ayaa cidkastoo maqashay ku naqday wax aan u cuntami karin marka laga reebo Bitty iyo Fari oo guurkoodaan ku tilmaamay wax dabiici ah waayoo iyaga labadooda waa is jecelyihiin sida uu qoray wargeyska Chat African Tarjamada tvsoomaali.com
Bitty ayaa iyada weysay ninkeediii toban sano kahor oo waa uu ka dhintay wayna diiday in uu dumaalo ninkeedii walaalkiis taas oo caado u ah dadka reer Zimbabwe.


Hadda waxey xiriir la leedahay wiilkeeda, waayoo waxey aaminsantahay in ay tahay naagta kaliya ee xaqqa u leh in ay faa’iideysato tacabkii ay tarbiyadiisa kasoo martay.tarjamada tvsoomaali.com
Wiilka ayaa si rasmi ah u shaaciyay xiriirka uu Hooyadiis la leeyahay waxuuna sheegay in ay isaga uurka u leedahay si dadka aysan ugu qaadan in islaantu sineysatay.

Maayarka magaalada ay dhacdadaan ka dhacday oo lagu magacaabo Nathan ayaa cadeeyay in uusan ogolaaneyn in guur nuucaan oo kale ah aysan ogolaaneyn in uu magaalada uu maamulo ka dhaco, waxuuna ku amray in ay isaga baxaan magaalada.


DAAWO MUUQAALKA RIIX