Calool weynin iyo lalaabato waxaa keena arimahan

Calool weynin iyo lalaabato waxaa keena arimahan

Wax jira waxyaabo dhowr oo sababa baruurta caloosha waxaana qurbo.net xusaysaa inta ugu muhimsan.
Cabitaanada Soodhaha (Soda): Sida ay sheegeen cilmi baadhayaashu Sodhaha ayaa sababta in dhakhso ah calooshu u weynaato waayo soodhaha waxaa ku badan sonkorta iyo mac-maaco kale oo macmal ah:
Cunada Waqtiga dambe ee habeenkii: inuu ruuxa seexdo isagoon waqti u dhexaysiinin hurdada iyo waqtiga waxay keentaa in calooshu weynaato, sidoo kale waxay sababtaa gaaska caloosha.
Cunto Nidaam La’aan In loo Cuno: waxaa haboon inaad nidaamayso cuntada aad cunayso.
Hurdo Yarida: Sida haboon dadka waaweyn waa inay seexdaan 7 illaa 9 saacadood oo hurda ah habeen kasta, hadii ay dhici waydo waxaa kordhaya hormoonka kadeedka taasina waxay adkeeneysa inaad baabi’so baruurta caloosha.
Sigaarka Iyo Shiishada: taas waxay keenaysaa in hawo caloosha gasho
Dhaqdhaqaaqa oo yaraada sida ruuxa inuu badsado hurdada iyo fadhiga iwm


thumbnail Title: Calool weynin iyo lalaabato waxaa keena arimahan
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-08T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Calool weynin iyo lalaabato waxaa keena arimahan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 08, 2015 and have 0 comments