Daawo Gabdha Dunida ugu Dabaalsan oo lasoo bandhigay ( Muuqaal Qosol Badan )

Qiimeeyn la sameeyey ayaa lagu sheegay in Dumarka ugu dabaalsan Sanadkani noqdeen kuwa iyagu lasoo galshay Barta internetka ee Youtube-ka.
Dumarkani oo kala joogo Daafaha dunida ayaa si gaar ahi loogu qiimeeyey mid waliba Dhacadada qosolka badan oo ay sameeysay, inkastoo aanan dooneen inaan faalo badan ka baxiyo Nala daawo. muuqaalka marka aad daawatid waa hubaal in aad qosli doontid.

GUJI HALKAAN EE DAAWO