Daawo Mary Harper oo soo bandhigtay quruxda magaalada Berbera

Daawo Mary Harper oo soo bandhigtay quruxda magaalada Berbera

Wariyaha caanka ah ee BBC-da u qaabilsan arimaha Geeska Afrika Mary Harper, ayaa barteeda Facebooka kusoo bandhigtay sawiro aad u qurux badan oo ay kasoo qaaday magaalo Xeebeedka Berbera.

Mary, ayaa soo bandhigtay Kaluunka Fresh-ka ah ee laga helo xeebta Berbera, sidoo kale waxay soo bandhigtay dhaqdhaqaaqa ganacsi ee kasocda Dekedda.

Sidoo kale Mary Harper, waxay soo bandhigtay dhismooyinka qadiimiga ah ee ay caanka ku tahay magaalada Berbera, dhismooyinkaas oo ay magaaladu ka dhaxashay Gumeystihii Ingiriiska.

Halkaan ka daawo Sawirada:







thumbnail Title: Daawo Mary Harper oo soo bandhigtay quruxda magaalada Berbera
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-04T19:08:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Mary Harper oo soo bandhigtay quruxda magaalada Berbera



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 04, 2015 and have 0 comments