DAB XOOGAN OO KA KACAY MAGAALOOYINKA SEPARATION CREEK WYE RIVER EE DALKA AUSTRALIA (DAAWO SAWIRADA)

DAB XOOGAN OO KA KACAY MAGAALOOYINKA SEPARATION CREEK WYE RIVER EE DALKA AUSTRALIA (DAAWO SAWIRADA)

Dab xoogan, ayaa kacay Magaalooyinka Wye River iyo Separation Creek ee dalka Australia. Magaalooyinkan waxay ka mid yihiin goobaha loo dalxiiska taggo ee dalkaasi.

Ugu yaraan 116 guri, ayaa ku basbeelay dabka ba’an ee ka kacay Magaalooyinkaasi. Dhawr kun oo qof ayaa ku barakacday dabka xoogan ee ka kacay Wye River iyo Separation Creek.

Saxaafadda Australia, ayaa qoreysa in la joojiyay dabaaldegyada Ciidda Masiixiga, sababo ku aadan dabka xoogan ee ka kacay Magaalooyinkaasi, si loo badbaadiyo dadka.

Shaqaalaha dabka demiska, ayaa waxay la tacaalayaan sidii ay ku demin lahaayen dabka ka sii soconaaya Magaalooyinkaasi. Waxaa jira roobab xoogan oo ka da'aaya. Roobabku waxay hakiyeen xawaarihii uu dabku ku socday.

Dabkan oo toddobaadkii hore ka bilowday Magaalooyinkaasi, ayaa waxay xoogeysteen markii dabeylo laga dareemay, kuwaa oo sare u qaaday xowlihii dabka.










thumbnail Title: DAB XOOGAN OO KA KACAY MAGAALOOYINKA SEPARATION CREEK WYE RIVER EE DALKA AUSTRALIA (DAAWO SAWIRADA)
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-27T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAB XOOGAN OO KA KACAY MAGAALOOYINKA SEPARATION CREEK WYE RIVER EE DALKA AUSTRALIA (DAAWO SAWIRADA)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 27, 2015 and have 0 comments