Dhalinyarada Qurba Joogta Fanaanada ay ugu jecelyihiin -Daawo

Dhalinyarada Qurba Joogta Fanaanada ay ugu jecelyihiin -Daawo

 Sabriina Muuse ayaa hees aan caadi ahayn ka qaaday bandhiggii Somali Week UK, waxayna heesteeda oo muuqaal ah ay ku soo jiidatay shacbiyad badan. Sabiriina waxay leedahay heeso badan, balse waxaa la isku raacay in heestani ay tahay mid gaar ah.

Erayada heesta ayaa waxaa ka mid ah:

Qiimee qofkii ku jecel
Naftiisana qabooji
Qalbiga haka jebinoo
Wax la qabo intuu qandhan
Ruuxii kheyr kula doontaa
Runta lagu qarsadaayoo
Calaf lala qeybsadaaye
Haddaan qoys noqono
Marna kuguma qeylsheen
Qunyar kuula hadli lahaa
Xummaan dhan kuuma quureen
Inyaroo qaraar u dhow
Quluubtaada mey maqasheen
Haddaan Sabriina i tiraa
Anna Honey macaanow
Ayaan Abboow ku oran lahaa

HALKAAN  KA  DAAWO HEESTA



thumbnail Title: Dhalinyarada Qurba Joogta Fanaanada ay ugu jecelyihiin -Daawo
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-23T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dhalinyarada Qurba Joogta Fanaanada ay ugu jecelyihiin -Daawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 23, 2015 and have 0 comments