Dib u hawlgalinta haamaha Muqdisho

Dib u hawlgalinta haamaha Muqdisho

Dib u hawlgalinta haamaha Muqdisho
7 Disembar 2015 Markii ugu danbaysay ee la


Magaalada Muqdisho waxa maanta dib looga hawlgaliyay haamihii kaydka shidaalka oo ku burburay dagaalaadii sokeeye ee dalka ka dhacay mudo dhawr iyo labaatan sano ah kaddib
Munaasabad weyn ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee kaydka shidaalka, waxana xariga ka jaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamad Aadan ayaa ka qaybgalay dib u hawlgalinta haamihii shidaalka ee Muqdisho, warbixintan ayuuna halkaasi ka soo diray.

GUJI HALKAAN KA DHAGEYSO



thumbnail Title: Dib u hawlgalinta haamaha Muqdisho
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-09T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dib u hawlgalinta haamaha Muqdisho



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 09, 2015 and have 0 comments