Fanaanad fadeexo tii ugu yaab badneed ku qabsatay barnaamish live ah Daawo

waayihii Dambe Fanka soomaalida waxaa boob ku haayay fanaaniin yaryar oo fanka ku soo biiray waayayna waayeen wax ku saacida fanka maadaama ay joogaan qurbaha oo abwaanada ay ku yaryihiin ceebtii ugu weyneed waxa ay ku dhacday fanaanada Da’da yar Ubax Cowlo

oo hees ka boobtay fanaanada codka macaan ee Hiba nuura iyadoona uu muusika ugaraacaya Aabeheed cabdi baadil

HALKAAN KA DAAWO