Fikirka Qaldan Ee Dumarku Ay Ku Fikiraan ayay cadeysay -Video

Waxa natiijadan soo saartay khuburada hore u soo daristay raga oo ka hawlgala macadka sameeyay baaritaankan oo la dhaho Seductionslabs ( laabka soojiidashada).
Inkasta oo dumarku ka duwanyihiin raga sida ay u fikirayaan marka ay tahay fikirka ku saabsan galmada ayaa ayaguna ka yaraysan raga. Marka ay tahay dhinaca fikirka galmada ayaa waxa jira cadaadis ka saaran hablaha meel kasta oo ay caalamka ka joogaan. Laakiin in uu qofku ku fikiro waxa uu rabo waa mid aan la is hortaagi karin. Maxaa yeelay lama arko waxa ku jira qalbiga ama madaxa qofka oo uu ku fikirayo. Laakiin waxa dhibku dhacayaa marka uu qofku ku kaco waxa uu ku fikirayo.

Hadaba halkan hoose ka aqriso dhowr ka mid ah fikirka reeban ee hablaha firkirkooda galmada:

-Galmo nin ayna kasayn: Waxa ay ku fikiraan in ay la kulmaabn nin ayna aqoon oo ay si buuxda ula raaxaysataan.
-Gabar la soo dalbado: In ay ka samayso lacag naagnimadeed oo ay tusaale ahaan meel ka niikiso. Fikirkan oo ah mid galaya xadka u dhaxeeya maxaa sax ah iyo maxaa sharci ah ayaa waxa ay gabartu ka helaysaa dareen aad u xoogan.
-Nin u ah adoonka raaxada: Rag iyo dumar ayaa waxa ay labaduba ka siman yihiin in ay ku dhalato fikir ah in ay noqdaan adeege iyo loo adeege. Adeege oo ah ka noqonaya adoonka iyo loo adeege oo nogonaya ka adoonsanaya. Hadaba hablaha ayaa waxa ay k u fikiraan in ay lahaan lahaayeen adoonka raaxada, walibana u adeega.

-Nin ka ka dá yar: Sidoo kale wax ay labaduba rag iyo dumar ka siman yihiin fikirka reeban ee ah in ay la kulmaan oo ay la raaxaystaan da´ka yar ta ay ku jiraan.
-Meel fagaare ah: Waxa kale oo habluhu ku fikiraan in ay kula raaxaysan lahaayeen ragooda meel khatar ah oo la arki karo sida ayaga oo jooga meel kayn ah, meel xeeb ah ama baabuur dhexdiis. Maaha meesha ama xiliga la joogo ta muhiimka ah. Waxa muhiim ah waxa kor u qaaadaya xaraarada iyo xarakaadka taas oo ku dhalinaysa dareen xoogan.
Waxa kale oo safka ku jira in ay habluhu ku fikiraan in si xoog ah lagula raaxayso, laakiin waa fikir aan gabarina rabina run ahaanti oo ayna ogolaanayn in sidaas lagula dhaqmo.

guji halkaan ka fiirso