Gabar loo furay kadib markii leysbiyan noqotay lana arkay sawiro. . . Daawo

Tan iyo markii ay bur burtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya wxaa soo baaxayay qisooyin layaab leh oo inta badan ka dhex dhacayay qoysaska Soomaalida meel kasta ay ku dhaqan yihiin. Soomaalida oo inta badan ah dad caadada iyo ku dhaqanka diinta Islaamka ku ad adag ayaa waxa jira hadana dhaqan door soon waayadii danbe ku imaanayy dhalinta qaar, kadib markii qoysas badan ay caruurtii ula soo qaxeen wadnka dibadiisa. Wadama dibadda ee loo soo qaxay ama la dagay wadan walibaa waxa uu lee yahay caado iyo dhan iyo waliba diin u gaar haba u badnaadeen wadama yurub oo guud ahaan ah wadamo haysta diinta kiristanka,dhalinta yar yar ee ku dhashay ama ku bar baaray wadada yurub ayaa noqday kuwo si sahlan ula qabsaday dhaqamada kelae ee reer galbeedka.
mid ka mida dhalinta da´ada yar ee ku dhaqan wadamada qaarada yururb ayaa uga sheekeeyay Shabakadda Warbaahinta iftineducation.com arrin la yaab leh oo isaga qudhiisa ku dhacday taa oo markii uu ka sheekaynayay isaga qudhiisa laga dareemayay inuu arrinkaa sida uu dhacay aad uga xumaa, maadaama asaga xagiisa ay ka timid.
waxaan ahayn qos wada dagan meel qura oo waliba ah dad iku cusub misna goor dhaw aqal galay, runtii xaaskayga waxa ay ahayd qof aad u wanaagsan misna ah qof ku cusub yurub diinta islaamkana ku ad adag, waxa ay ii sheegtay inaysan jeclayn dhaqamada qaar ee marka ay magaalada aado ay sameynayaan dadka hasyta diinta kristanka maadama ay aragtay dhalin soomaaliyeed oo waxaa caadi ay la tahay.
runtii ma jecleen xaaskayga in aan xitaa surweelka u qaato sida dhalin yarada qaar oo dabada hoos teeda ka xirta ayuu wiilkaasi ah ka cudur daartay xitaa inaan magaciisa la soo gaabin maadaama ay shekadan tahay mid la ogaan karo cida ay ku dhacday.
wiilka ayaa waxa uu sheegay in arrinka asaga iyo xaaskiisa kal waday uu yahay mid hadii loo eego ayuu yiri xagayga ka ah mid sahlan balse xaskaygii ay ka dhigtay inuu yahay mid xadkiisu adag yahay,”runtii aniga iyo ayada oo isla
socona ayaa wxaa naga hor yimaaday qof aan mudo soo wada joognay macnaha aan isku iskool ahayn xiligii aan yarayn, wey faraxday markii ay i aragtay sida caada ahna dadkan reer yurub hadii xitaa naagta ninkeda oo la socdaa uu ka hor imaado nin ay saaxiib ahaan jireen wuu ka shumin karaa afka , aniga afka yay iga shumisay ayada oo i karaamaynaysa maadaama ay wax caadiya tahay, xaaskii way yaabtay waxa ay bilowday inay carooto oo is hiif hiifto dhaqanka aan maanta meel maxfal ah ku sameeyay iyo waliba naagta qaawana aan shumiyay, wan la hadlay laakiin aniga dhag jalaq iima siin wan ku ceshay aniga oo leh walaashay miyaad iga xumaatay mar danbe ma samaynayo, waxayse iigu jawaabtay “masha allaah wallee ma nasiib xumumi hadiiba maanta allaah i garan siiyay inaan niyadayda kaa tirto, xumaantaada aad ku dhex jirtana aan kaa agfogaado” ayay tiri xaaskaygii aniga wan yaabay laakiin waaxaan isku dayay inaan qanciyo, balse nasiib xumu waan qancin wayay waayo qofkaan aniga isku dhaqan maba nihin oo waxaan ayaab aku cusub anigan waxaan ku soo baratay dugsiga hoose xiligaan dhiganayay . ayuu yiri wiilkii arinkii aya amarkii danbe waxa uu ku soo gaban gaboobay in aan kal tagno shumiskaas dartii waayo aniga xaaskayga ma jecleen inaan waxaas sameeyo ayuu yiri wiilkii soomaaliyed ee qabay gabdha soomaaliga ah balse ay ku kala tageen shumis dartiis.
Ugu danbeyn tii wiilkan aya waxa uu inoo sheegay inuu hada yahay nin wanaagsan oo diinta wax badan ka bartay ogaadayna inay walashiis ka sax sanayd xilgaa balse uu isagu ahaa mid baadiyaysan, waxa uu hada sheegay in xaaskiisii yahay xaas oo nin kale uu qabo haystana caruur uu diiday inuu inoo sheego tiradooda, waxana uu ugu danbeyn ku amaanay xaaskiisii uu isagu markii hore u yaqiinay qof reer baadiye ah inay ahayd reer magaal xadaarad badan illeen qofka haduu diinta wax yar xita aallaah ka faham siiyo waxa uu yahay mid xadaarad leh, isga oo ugu duceeyay in allaah dambigeeda uu dhaafo walashay ayuu ku soo gaban gabeyay.