Galmudug Rag gacanta lagu soo dhigay iyagoo kufsanaaya maamo waayeel ah kaamirana ka duubay

Galmudug Rag gacanta lagu soo dhigay iyagoo kufsanaaya maamo waayeel ah kaamirana ka duubay

Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa Howlgal ay ka sameeyeen Degaano hoosyimaada Magaalada Cadaado waxaa ay ku soo qabteen Rag Kufsi u geeystay Saddex Haween ah oo ku safrayay Degaanada Maamulka Galmudug.

Taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Maamulka Galmudug Maxamed Jimcaale Cosoble ayaa sheegay in Gacanta lagu hayo Lix Ruux oo Kufsi u geystay Haween Safar ahaa,waxaana uu sheegay in Saddexda Haweenka ah ay ku jirto Hooyo wadata Labo Caruur ah lehna Uur Sideed Bilood ah.

Sidoo kale Haweenka Kufsiga loogeysatay ayaa la dhigay Isbitaal ku yaala Magaalada cadaado ee Xarunta KMG u ah Maamulka Galmudug.

Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa sidoo kale waxaa ay qabteen Qamri iyo Ragii watay,kuwaas oo Magaalada cadaado lagu soo bandhigay.

guji halkaan ka daawo muuqaalka



thumbnail Title: Galmudug Rag gacanta lagu soo dhigay iyagoo kufsanaaya maamo waayeel ah kaamirana ka duubay
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-27T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Galmudug Rag gacanta lagu soo dhigay iyagoo kufsanaaya maamo waayeel ah kaamirana ka duubay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 27, 2015 and have 0 comments