Magaalada Bosaso oo laga furay xarunta jimicsiga iyo jir dhiska (Sawiro)

Magaalada Bosaso oo laga furay xarunta jimicsiga iyo jir dhiska (Sawiro)

Waxaa magaalada Bosaso Puntland-Somalia laga furay xarun loogu magac daray Bosaso Fitness Center, taasi oo ah xarun lagu jimicsado, isla markaana jirka lagu dhiso.

Xarunta waxaa yaala qalab loogu tala galay in lagu dhiso jirka iyo kuwa lagu jimicsado.


Xasan Cabdirisaaq Maxamad oo ku magac dheer Macallin Xasan oo ah milkiilaha xarunta ayaa sheegay in la furay xarunta sanadkii 2014-ka, xili uu la hadlayey Horseed Meida.

Waxa uu intaasi ku daray Macallin Xasan in dhalinyarada ay ugu tala galeen in ay ka faa’ideystaan si jirkooda u dhisaan, caafimaad ahaana ay u wanaagsan san tahay dhalinta.

…Madaadam Bosaos ay tahay badda Cas, dad cudrada intooda badan ee haleela waa rooma tisim, waxaan siinaa casharo, dadka da’dana waxaan siinaa fisa tarabi ayuu yiri Macallin Xasan.










thumbnail Title: Magaalada Bosaso oo laga furay xarunta jimicsiga iyo jir dhiska (Sawiro)
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-13T21:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Magaalada Bosaso oo laga furay xarunta jimicsiga iyo jir dhiska (Sawiro)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 13, 2015 and have 0 comments