Nin naagtiisa oo uur leh loo guuriyay nin kale Kana dhacday Somaliland

Nin naagtiisa oo uur leh loo guuriyay nin kale Kana dhacday Somaliland

Khadar Mooge Mursal oo kasoo jeeda beelaha la heyb sooco, wuxuuna degan yahay magaalada Gabiley, ayaa haweeney uu u dhaxay oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Awdal, uur Shan bilood ahna u leh ayaa si qasab ah looga guuriyay nin kale.
Khadar iyo Xaaskiisa ayaa guurkooda maxkamadda Gabiley go’aamisay in uu yahay mid sharciga Islaamka waafaqsan, xaaskiisana ay tahay.
Hase ahaatee waxaa dhacday arin xanuun badan, kadib markii reerka gabadha uu qabay oo u leh uur shan bilood ah loo guuriyay nin kale.

Gabadha adeerkeeda oo ka tegay Mareykanka ayaa si qasab ah ugu mehriyay nin kale, iyadoo gabadhaasi si xun ay u jirdileen reerkeeda.
Qoyska gabadha ayaa ku doodaya in ninka qaba gabadhooda uusan geyn, maadaama ay ku doodayaan in uu yahay beelaha la heyb sooco ee dulman.

RIIX HALKAAN EE DAAWO


thumbnail Title: Nin naagtiisa oo uur leh loo guuriyay nin kale Kana dhacday Somaliland
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-20T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Nin naagtiisa oo uur leh loo guuriyay nin kale Kana dhacday Somaliland



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 20, 2015 and have 0 comments