Tan hees waa dhaaftay Flim Romantic ah Miyaa -Daawo Muuqaalkaan Adigaa caawa sariirta ka carari doonee

Tan hees waa dhaaftay Flim Romantic ah Miyaa -Daawo Muuqaalkaan Adigaa caawa sariirta ka carari doonee

Mustafa Karama ayaa soo saaray Hees maalmahan danbe aad loo wada sugayay oo magaceedu yahay sucdi oo ah magaca Gacalisadiisa uu nafta u hibeeyay isla markaana uu heestaan u sameeyay.

Lamaantiisa heesta uu la matalay Karaama ayaa dhalinta badankood aad uga heleen waxaana aad ay ula dhaceen qaabka kalsoonida leh ee uu niyada u siinayo.

Miraha heesta ayaa waxaa leh Mohamud Omar, Laxanka iyo Musigu waa isla Wiilka uu Jaceylku ka keenay Heestan waa Mustafe Karama iyo Muuqaal cajiib ah oo asxaabtiisa ay u diibeen .

DAAWO MUUQAALKA


thumbnail Title: Tan hees waa dhaaftay Flim Romantic ah Miyaa -Daawo Muuqaalkaan Adigaa caawa sariirta ka carari doonee
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-22T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Tan hees waa dhaaftay Flim Romantic ah Miyaa -Daawo Muuqaalkaan Adigaa caawa sariirta ka carari doonee



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 22, 2015 and have 0 comments