Xirfad Sharaaxd ka bixineysa sida dumarka Looga Oysiiyo-dareenka nolosha

Xirfad Sharaaxd ka bixineysa sida dumarka Looga Oysiiyo-dareenka nolosha

Inanyahay waxad ogataa in ninkaada kaliya uusan mas`uul ka aheyn in uu kaa dharjiyo ciyaarta sariirta , balse waxaad ogataa in ay qoorta kuu suran tahay shaqo weyn oo ah in aad kicisid dareemihiisa isna , waxaadna ogataa in taasi hadaad u sameeyso in isna si weyn uu kuu baahi tirayo.

Qorshaha ku darso in dhagaha ay door weyn ka qaataan kicinta ninka , ee gabaryaheey maskaxda ku qufulatay in ninka uun raaxada laga rabo waxaad sameysaa la hadal ninkaada xiliga ciyaarta macaan socoto oo si hoose hadal ham ham ugu sheeg dhagtiisa .



Aqoonyahanada wacdaraha ee dhanka aqoonta sariirta ayaa waxa ay leeyihiin arintaan ragga waxa ay ka sii qaadaan kalsooni oo waxa ay dareemeyaan in ay awood u leeyihiin in ay dharjin karaan lamaantooda waxa una sii qaataa kacsi macaan badan .
Qubarada wacdaraha waxa ay intaa ku darayaan in ay jiraan gabaryaheey erayo macaan oo ay haboon tahay in aad adeegsato xiliga macaankaada uu malabyarowga kugu ciyaarsiinayo waxaana ka mid ah , waxaa

tahay ninka aduunka ugu fiican maxa yeelay si weyn ayaad ii kicisay oo aad iigu raaxeysay , Sidoo kale waxaad adeegsan kartaa jirkeyga baahan waa uu kuu baahan yahay , adiga mar waliba si sahal ayaad darenkeyga ku kicisaa nin soo jidasho leh ayaa atahay , raaxadaan oo kale waligey ma arag , waxaan haatan ku biibayaa garabyada macaanka , raaxo la yaba leh ayaad i tusisay .

Gabaryaheey ogaaw hadalka macaan waa u muhiim inta galmada socoto waxa ayna sii xoojisa macaanka ciyarta kala baxa ah ee sariirta .


DAAWO MUUQAALKA


thumbnail Title: Xirfad Sharaaxd ka bixineysa sida dumarka Looga Oysiiyo-dareenka nolosha
Posted by:galmada Net
Published :2015-12-29T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Xirfad Sharaaxd ka bixineysa sida dumarka Looga Oysiiyo-dareenka nolosha



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at December 29, 2015 and have 0 comments