Aktarada Bollywoodka oo u hambalyeeyay Jilaaga Hrithik Roshan

Aktarada Bollywoodka oo u hambalyeeyay Jilaaga Hrithik Roshan

Aktarada Bollywoodka ayaa u hambalyeeyay jilaaga Hrithik Roshan oo maanta 42 sano jir noqday.

Aktarada u hambalyeeyay waxaa kamid ah Anil Kapoor, Akshay Kumar  iyo Subhash Ghai .

Barahooda Twitterka ayey ugu hambalyeeyeen jilaagan oo sanadkii 2000 ku soo biiray Bollywoodka keenayna filimkiisii ugu horeeyay oo ahaa Kaho Naa… Pyaar Hai.

Kadib waxaa uu keenay Filimo badan oo weyn sida Ban Bang,“Zindagi Na Milegi Dobara” iyo “Krrish”.

Kani waa wiilka Directorka lagu magacaabo Rakesh Roshan,waxaa uu dhalay labo caruur laakiin hooyadood Sussanne Khan ayuu furay 2014.


thumbnail Title: Aktarada Bollywoodka oo u hambalyeeyay Jilaaga Hrithik Roshan
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-13T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Aktarada Bollywoodka oo u hambalyeeyay Jilaaga Hrithik Roshan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 13, 2016 and have 0 comments