DAAWO: Fanaaniin Somali & Turki ah oo Hees Cajiib ah soo saaray.!!

DAAWO: Fanaaniin Somali & Turki ah oo Hees Cajiib ah soo saaray.!!

Hees aad u qabsatay Baraha Bulshada ay ku kulmaan ee Internet-ka ayaa waxaa soo saaray Koox ka kooban Fanaaniin Soomaali iyo Turki ah kuwaas oo Muuqaal Cajiib ah soo bandhigay.

Kooxahaan Fanaaniinta ah ee Turkiga iyo Soomaalida ka soo jeeda ayaa waxa ay soo saareen Muuqaal cusub kaas oo la magac baxay ASLUUB -JACEYL waana Muuqaalkii ugu horeeyay ee baraha Internet-ka la soo dhigo sanadkaan cusub ee 2016-ka .


Halkaan Riix oo Daawo Muuqaalka