Daawo Hees garoobada la furey ay niyada ku dhistaan

Daawo Hees garoobada la furey ay niyada ku dhistaan

Fanaanada Yurub Geenyo iyo fanaan Ismaaciil danan ayaa waxa ay noqdeen laba fanaan Oo u daneeyay Hooyooyin badan Oo niyad jab ka qaaday burburka qoyskooda xili ay caruur u hayaan ragga furey.

Heestan waxa ay noqotay mid ay Hooyo walba Oo caruur lagu furey haysa niyada ku dhisato balse hobolada.com oo saameynta fog ee heesta faham guud ka dalbatay labada fanaan abwaanka u dhiibay ayaa sheegay in ay heesto u lahayd dareen gaar ah xiliga uu samaynayay.

NALA DAAWO HEESTA:


thumbnail Title: Daawo Hees garoobada la furey ay niyada ku dhistaan
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-07T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Hees garoobada la furey ay niyada ku dhistaan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 07, 2016 and have 0 comments