Daawo muuqaal 3 qodob oo guska ragga jilciya balse aysan ka warhaynin rag badan

Daawo muuqaal 3 qodob oo guska ragga jilciya balse aysan ka warhaynin rag badan

Badanaa waxaan maqalnaa ragga iyo dumarka oo is eedeeya, gaar ahaana bulshadeena Soomaalida, iyadoo mid walbaaba kan kale ku eedeynayo inuusan laheyn naxariis jaceyl, soo jiidasho macaan, kasbashada amaanta iyo arimo kaloo badan. Waxaase muhiim ah in qof walbaabo marka hore barto shucuurta qofka uu la tacaamulayo, isla markaana uu fikir ku filan ka helo la dhaqanka iyo jaanqaadka ugu haboon ee xiliga la joogo iyo qofka uu la joogo dabcigiisa. Hadaba maanta waxaan soo bandhigi doonaa 3 arimood oo Ragga guud ahaan, gaar ahaana ragga Soomaalidu jecel yihiin in ay dumarkooda ka helaan, balse nasiib darada jirtaa ay tahay in dumarku ay badankood ka gaabiyaan, ama qaarkood aysanba muhiimad u arag amaba dheyelsadaan ahmiyadeeda. U muujinta ragganimadiisa:Nin walbaaba wuxuu jecel yahay kuna uur fayowyahay inuu dareemo inuu nin ragga meesha ka yahay, taasoo macnaheedu tahay inuu isagu masuul kaa yahay, ilaaliye kuu yahay, amar bixiyena kuu yahay, hadaba badanaa waxaad aragta dhalinyaro badan oo Jiimka u ordaya si ay jirkooda u dhisaan, murqo kuus kuusana u yeeshaan, hadafkooduna waa in ay muujiyana ragganimadooda
SHARXEESA

jir ahaaneed, midka fikir ahaana waxey ku muujiyaan guriga dhexdiisa ee ninkaada u noqo adeecdo si uu u dareemo inuu nin ragga ka yahay guriga, ( qodobkaan dumarka Soomaalidu aad baa loogu amaani jiray, balse beryahan danbe oo dad badan qurbaha galeen ayey arintani meesha ka baxday, ayadoo dumarku ay guriga ka nin.) Ku faanista wanaagiisaHadii uu yahay nin fiican oo ku wanaajiya, hadii caruur idinka dhaxeysana uu si fiican kuula koriyo, uuna mar walba kaa warhayo, waxaa lama huraan ah in aad ku faanto, taasina isaga kuma si abuureyso kibir iyo isla weynin sida dumarka qaar moodaan, balse wuxuu ka qaadayaa dhiiranaan iyo kalsooni kalgaceyl ku dheehan, isagoo laba jibaaraya wanaagiisa, hadiise aad xaqirto oo aadan sheegin wanaagisa, ogoow dunida ma jiro ruux jecel qof jizaar ah, ( dumarka soomaalida ayaana lagu xantaa in astaantani aad ugu yartahay, taasoo qeyb ka qaadata qalbi adeyga ragga soomaalida badankooda) ­U ogoloow waqti gooni ah: Si walbuu kuu jecel yahay, tiro walboo caruur ah oo idinka dhaxeysa, ogoow ninkaadu kama maarmo waqti gooni ah oo uu asxaabtiisa ama howlihiisa gaarka ah soo qabsado, sidaas darteed yuusan dareemin xuriyad la’aan, ogowna marka uu dareemo xuriyad la’aan inuu si walboo suuragal ah ku raadin doono inuu xurnimo kaa qaato, dowlad calan lehna aas aaso.


HALKAAN RIIX SI AAD UDAAWATO GABAR INO 


thumbnail Title: Daawo muuqaal 3 qodob oo guska ragga jilciya balse aysan ka warhaynin rag badan
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-05T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo muuqaal 3 qodob oo guska ragga jilciya balse aysan ka warhaynin rag badan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 05, 2016 and have 0 comments