DAAWO SOOMAALI Mareykanka Loo diiday Inay Tukadaan Salaada oo shaqadii ka tegay (Daawo)

DAAWO SOOMAALI Mareykanka Loo diiday Inay Tukadaan Salaada oo shaqadii ka tegay (Daawo)

DAAWO SOOMAALI Mareykanka Loo diiday Inay Tukadaan Salaada oo shaqadii ka tegay (Daawo)

Ugu yaraan 150 qof oo Soomaali ah oo ku nool dalka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay in laga ceyriyey shaqadooda kadib markii muran ku saabsan gudashada Salaada ay soo kala dhexgashay iyaga iyo Shirkadii ay ka shaqaynayeen.

Soomaalidan ayaa ka shaqeynaysay Shirkada Hilibka lagu qalo oo magaceedu yahay Cargill Meat Solutions ee ku taala magaalada Fort Morgan ee gobolkaas Colorado ee dalka Mareykanka.

GUJI HALKAAN KA FIIRSO YAABKAAN DHACAY




thumbnail Title: DAAWO SOOMAALI Mareykanka Loo diiday Inay Tukadaan Salaada oo shaqadii ka tegay (Daawo)
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-04T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO SOOMAALI Mareykanka Loo diiday Inay Tukadaan Salaada oo shaqadii ka tegay (Daawo)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 04, 2016 and have 0 comments