Faah-faahin Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Qof dhar isku joog ah ama suut ku labisan ayaa qarxiyay makhaayad ku taalada magaalada Muqdisho, ugu yaraan hal qof ayaana ku dhintay.

Waa markii saddexaad ee la weeraro makhaayadda Village oo ay inta badan tagaan ajaaniibtu. Ilaa iyo hadda cidina ma sheeganin weerarkasi, laakiin waxaa markiiba looga shakiyayb ururka Al-Shabaab.


faahfaahinta gadaal ayaan ka soo qori doonaa ama Iddaacadaha soo socda ayaad kaga bogan doontaan.