Faa’iidooyin Biyaha Oo u adkaada dumarka -Daraasad

Faa’iidooyin Biyaha Oo u adkaada dumarka -Daraasad

Waxaan halkaan uga hadlaynaa sidee la isaga daaweeyo biyo baxa deg deg ah.

-Waxa jira taba bar nafsaani oo aad isaga daaweyn karto biyo baxa deg deg ah, waxaana lagu magacaabaa Kegel Excercise. tababarkaan waxaa lagu dheeraayaa mudada biyo baxa iyadoo la isku dayo in la joojiyo dibne loo bilaabo galmada dhawr jeer. Kegel Excercise ayaa lagu xoojiyaa murqaha miskaha si qofku awood ugu yeesho inuu kontorooli karo murqahaas….

-Waxaa kaloo jira daawooyin loo qaato biyo baxa deg deg ah waxaana ka mid ah daawooyinka dheereeya mudada biyo-baxa “SSRIs” waana daawo ah lidka-diiqada iyo welwelka. waxaa kaloo jira bamaato kabuubiso () ah oo la marsado taasoo keento in dareenka uu yaraado sidaasne ay ku dheeraato muddada


thumbnail Title: Faa’iidooyin Biyaha Oo u adkaada dumarka -Daraasad
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-05T21:49:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Faa’iidooyin Biyaha Oo u adkaada dumarka -Daraasad



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 05, 2016 and have 0 comments