Faa’isa maxaa ku kalifay in ay is disho -Muuqaal London

Faa’isa maxaa ku kalifay in ay is disho -Muuqaal London

Faa’isa Axmed oo ah Gabadh Soomaaliyeed, oo Lagu Kufsaday Magaalada London, islamarkaana Boolisku ay waxba u qaban waayeen ayaa Isdishay, Sidoo kalana Walaalkeed ayaa ka waramaya Waxa dhacay.

qaar ka mid ah ehelada gabartaasi isdishay ayaa sheegay in dhacdadaan ay aad kaga xun yihiin islamarkaana Booliska UK ay ku fashilmeyn wax u qabashada dadka masaakiinta ah.

 Faa’isa maxaa ku kalifay in ay is disho -Muuqaal London

HALKAAN KADAAWO GUJI


thumbnail Title: Faa’isa maxaa ku kalifay in ay is disho -Muuqaal London
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-23T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Faa’isa maxaa ku kalifay in ay is disho -Muuqaal London



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 23, 2016 and have 0 comments