Faa’isa Oo London isku dishay -Sababta Daawo

Faa’isa Oo London isku dishay -Sababta Daawo

Faa’isa Axmed oo ah Gabadh Soomaaliyeed, oo Lagu Kufsaday Magaalada London, islamarkaana Boolisku ay waxba u qaban waayeen ayaa Isdishay, Sidoo kalana Walaalkeed ayaa ka waramaya Waxa dhacay.

qaar ka mid ah ehelada gabartaasi isdishay ayaa sheegay in dhacdadaan ay aad kaga xun yihiin islamarkaana Booliska UK ay ku fashilmeyn wax u qabashada dadka masaakiinta ah.

HALKAAN KADAAWO