GABDHUHU KACSIGA UGU MACAAN GOORMAY HELAAN XILIGA WASMADA AMA WAQTIGA BAASHAYNTA

Waxa jira qodobo badan kuwaas oo la isku laga cabsi qabo dad badanina ay doonayaan in ay ogadaan waayo waxaa jira wax badan oo iskaga kala dhex qasan marka la jogo kulanka wasmada sababtoo ah dadku isku mid ma ahan sidaas darteed hablahani dareenka ugu macaan goormay helaan hadii lagu weydiiyo jawaabtas waa ay fududahay waayo waxaa kak ficneed warbaahinta bulshodoon.com oo arimahan baritaan badan ku sameysay.
Dareenka ugu macaan ee hablaha ay helaan waxaa ay ka helaan inta badan marka la joogo xiliga wasmada lakiin waxaa hadii ay hesho nin sifican u yaqaan bashaalka taas ayaa shardi ah lkn hadii aysan helin qof si fican u yaqaan bashaalka taas ma dhici karto in ay raaxo macaan ka hesho xiliga bashaalka ee aan la gaarin xiliga wasmada.

Lakiin dad badan ayaa ku dooday in naagtu ay raaxo macaan ka hesho xiliga wasmada laakiin taas ahan mid sidaas u weyn waayo waaan labadan su.aal la weydiyay hablo badan kuwaas oo horay usoo arkay labadan arimood waxaana ay qireen in ay raaxo badan ka helaan xiliga bashaalka.