Kenya oo Codsatay in lagu Garab istaago la Dagaalana Al Shabaab.

Kenya oo Codsatay in lagu Garab istaago la Dagaalana Al Shabaab.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Dalka Kenya Aamina Maxamed oo booqasho ku tagtay Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga maalin ka dib Markii Istabul uu Qarax ka dhacay ayey Beesha Caalamka waxey ka codsatay in Dalkeeda lagu garab istaago la Dagaalanka Al Shabaab.

Waxey Tiri aamina”Argagixisadu ma jiro Dal ama Gobol gaar u ah” waxeyn Sheegtay in Dalkeeda ay ku soo noq noqdeen weeraro ay ka geysanayaan Al Shabaab inta badanna ay ka dhacaan xaka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Waxeyna tilmaamtay dhacdooyinka ay Shabaab Kenya ka geysteen ay ka md yihiin weerarkii ay ku qaadeen Suuq Ganacsi oo ku yaala Magaalada Nairobi yo Weerarkii Jaamacada Gaarisa oo ay Arday badan u dhinteen.


thumbnail Title: Kenya oo Codsatay in lagu Garab istaago la Dagaalana Al Shabaab.
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-16T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Kenya oo Codsatay in lagu Garab istaago la Dagaalana Al Shabaab.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 16, 2016 and have 0 comments