Ma garaneysaa Aktarada Nasiibka u yeelatay iney Filim la keento Seddexda Khan

Ma garaneysaa Aktarada Nasiibka u yeelatay iney Filim la keento Seddexda Khan

Anushka Sharma ayaa ku faraxsan in guud ahaan ay Filim la keento seddex Aktar ee loo garanayo Khanada sida Salman Khan,Shah Rukh Khan iyo Aamir Khan.

Waa Nasiib inaad Filim la keento Seddexda Aktar ee ugu awooda weyn Bollywoodka.



Atariisho kasta ayaa ku hamisa in Seddexdan Aktar ay filim la keento.



Horay Aktaradan ayaa Shah Rukh Khan ula keentay Filimada Rab Ne Bana Di Jodi iyo Jab Tak Hai Jaan.

Kadib Aamir Khan ayey la keentay Filmka PK halka Salman Khan ay la soo wado haatan Filimka Sultan.



“waa wax weyn  oo lagu faano inta ka dhiman nolasha inaad la shaqeyso seddexdan Aktar weyn ee Salman, Aamir iyo Shah Rukh.

Hadalkeeda waxaa ay intaa ku dartay in qibrad weyn ay ka heleyso la shaqeynta Aktaradan Seddexda ah.


thumbnail Title: Ma garaneysaa Aktarada Nasiibka u yeelatay iney Filim la keento Seddexda Khan
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-14T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ma garaneysaa Aktarada Nasiibka u yeelatay iney Filim la keento Seddexda Khan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 14, 2016 and have 0 comments