Maamulka Siilaanyo oo si yaab leh uga hadlay weriye ku xidhan Xabsiga Burco

Maamulka Siilaanyo oo si yaab leh uga hadlay weriye ku xidhan Xabsiga Burco

Waxaa dhowaan magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer lagu xidhay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ka mid ahaa Saxafiyiinta ka howl-gala gobolka Togdheer, inta badana diirada saari jiray Arimaha Bulshada iyo dadka Tabaalaysan.

Maamulka Somaliland ayaa ku eedeeyay inuu ku xad gudbay Shuruucda Saxaafada iyo dastuurka maamulkaasi, waxaana arimaha ay ku xidheen ka hadlay Badhasaabka Gobolka Togdheer.

Dhinaca kale Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir ku muujiyey Xadhiga Wariye Coldoon, Wuxuuna sheegay in loo xidha Sababo la xidhiidha muuqaalo uu ka sameeyay Dawlada Ethiopia oo Saamayn badan ku leh guud ahaanba Dhulka Soomaalida.


thumbnail Title: Maamulka Siilaanyo oo si yaab leh uga hadlay weriye ku xidhan Xabsiga Burco
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-24T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maamulka Siilaanyo oo si yaab leh uga hadlay weriye ku xidhan Xabsiga Burco



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 24, 2016 and have 0 comments