MASHA ALLAH : Wiil Muslim ah oo Sameeyey wax ay Musliimtu ku Farxaan!! (DAAWO)

MASHA ALLAH : Wiil Muslim ah oo Sameeyey wax ay Musliimtu ku Farxaan!! (DAAWO)

MASHA ALLAH : Wiil Muslim ah oo Sameeyey wax ay Musliimtu ku Farxaan!! (DAAWO)


Shabaka sirhufan.com ayaa Maanta idiin soo bandhigeysa Muuqaal qiimo leh kaasoo ka turjamaya Macaanida & iimaanka Ummada Muslimiint ah.


Jaamacad ku taala Dalka Maraykan oo ay ka socotay Xaflada Qalanjabinta ayaa mar qura waxaa Wiil Muslim ahi u istaagay Cibaadadiisa ee Salaada.


Xaflada oo ay kasoo qeyb galeen kumanaan dad ah oo isugu jira Musliim & gaalaba waxaana dhiira galin buuxda ay unoqotay Dad badan oo Muslimiin ah , iyadoo ay dareemeen Awooda uu Alle ku maneesta.


GUJI HALKAAN EE DAAWO


thumbnail Title: MASHA ALLAH : Wiil Muslim ah oo Sameeyey wax ay Musliimtu ku Farxaan!! (DAAWO)
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-18T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
MASHA ALLAH : Wiil Muslim ah oo Sameeyey wax ay Musliimtu ku Farxaan!! (DAAWO)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 18, 2016 and have 0 comments