Nimcaan Oo hees kula hadlay Xaaskiisa -Muuqaal Xanuun leh

Nimcaan Oo hees kula hadlay Xaaskiisa -Muuqaal Xanuun leh

Nimcaan Oo hees kula hadlay Xaaskiisa -Muuqaal Xanuun leh

Fanaanka reer Hargaysa Nimcaan Hilaac ayaa waxa uu masraxa l;a yimid hees caloosha hurisay dhammaan fanaaniinta reer woqooyi xili ay u fadhiyeen bandhig faneed wayn oo ka dhacayay magaaladaasi Hargaysa.

Nimcaan Hilaac ayaa waxa uu heestan kula talinayay xaaskiisa isaga oo eraya maldahan iyo kuwa fariin gudbinayay ku muujiyay heestiisa Aragsan oo ah magaca xaaskiisa caruurta u haysa ee dagan Magaalada Hargaysa.

“Abaal baan kuu hayaa ,Ooridaan jeclaayeey,Hadaba Ooridaydeey ,Is afgaradkaa qaaliyee,Islaaxa dhexdeeniyo is afgaradka dhexdeena yaal sideen u ilaashanaa …..” Erayadaasi waxa ay qayb ka yihiin heesta cusub.

DAAWO MUUQAALKA HEESTA



thumbnail Title: Nimcaan Oo hees kula hadlay Xaaskiisa -Muuqaal Xanuun leh
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-07T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Nimcaan Oo hees kula hadlay Xaaskiisa -Muuqaal Xanuun leh



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 07, 2016 and have 0 comments