Nin ayaa i qabo balse waxa aan dhaamo malahan qof single ah.

Nin ayaa i qabo balse waxa aan dhaamo malahan qof single ah.

Gabar ka cabaneeso ninkeeda oo na soo gaarsiisay warqad murugo leh, gabadhaan ayaa ka cabaneeso dhibaaatooyin badan ay ku qabto ninkeeda, gabadhaan uu ku sugan dalka Sweden magaceeda ku soo koobtay Sacdiyo lafoole, warqadeeda cabashada sidaan ayee u qorneed ka bogosho wacan.

Ninka i qabo awal inta aan guursan waxaan islahaa waxaad ka heli doontaa farxad iyo damaashaad, waxaan jeclaa in aan la wadaago nolosha, waxaan aad u doonayaan guurkeena in uu dhaco, dadaal kadib waxaa suurta gashay in aan is calfano oo ah sida aan aniga rabay, balsa farxada waxay luntay markii aan guursaday sida aan maleenayay.

waxaan waayay waqti uu ila qaato, ninka wuxuu noqday nin iska dhiga mashquul, qiimaha aan hore ulahaa ama guurka ka hor wuxuu ah mid heer sare ah  balsa waxaas oo dhan waxay lumeen guurka kadib.

1 naag aad u qurux badan

is fahamkeena ayaa aad u xumaaday wuxuu la soo baxay qeylo iyo canaan iyo in uu igu qabsado wax aan micno laheen, sabar iyo dulqaad ayaan ku soo gaaray.

sanad inaga oo aan is qabin ayuu iga aaday Africa isag oo i dhahaya Sweden malahan shaqo xaga ayaan aadayaa hadii ay tahay meel aan uwada guuri karno waan soo qiimeenayaa, waan ku qancay ilaa maalinkaas ilaa hada dib uma soo noqon waxaa ka soo wareegtay 2 sano.


thumbnail Title: Nin ayaa i qabo balse waxa aan dhaamo malahan qof single ah.
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-29T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Nin ayaa i qabo balse waxa aan dhaamo malahan qof single ah.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 29, 2016 and have 0 comments