Nin Lacagtiisii iyo Qofkii uu Doonayay Wada Waayay

Nin Lacagtiisii iyo Qofkii uu Doonayay Wada Waayay

Wararka Naga Soo Gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in inanta Lagu Magacabo Malyuun Maxamed oo Gurigooda ka Baxsatay laga soo sheegayo Xaduudka Kenya Halkas o ay Rabtay ineey ugu Sii Talowday Gudaha Dalka Keenya, Balase askarta keenya ay u diiday ineey Gudubto Maadama Sharci aysan Kusocon.
Gabadhan ayaa Lasoo Sheegaya Sababaha ay usoo Baxsatay Ineey ahaayeen iyada oo Waalidkeed ay La Rabeen ineey Ku Daraan Nin ay Lacaga FaraBadan Ka Qaateeen, Iyana Taa Waa ay Ka Biyaddiiday Guurkaas Qasabka ah Maadaama Uu Ninkaas Dookheeda Aheyn.
Ninka ayaa Haatan Meel Cidla ah Soo Fariistay Maadaama uusan Lacagtiisii iyo Gabadhiiba Midna uusan Fara Ku Heyn.
Gabadha oo Haatan Kusugan Xadka Keenya ay La Wadaagto Soomaaliya ayaan La Ogeyn ineey Dib Usoo Laaban Doonto iyo in Kale, Maadama aan Xuduudka Si Sahal ah looga Gudbi Karin


thumbnail Title: Nin Lacagtiisii iyo Qofkii uu Doonayay Wada Waayay
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-16T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Nin Lacagtiisii iyo Qofkii uu Doonayay Wada Waayay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 16, 2016 and have 0 comments