RIINKA KA BAXA DUMARKA XILIGA GALMADA RAGA WAXA AY KA QAADAAN LABA FAA IIDO

RIINKA KA BAXA DUMARKA XILIGA GALMADA RAGA WAXA AY KA QAADAAN LABA FAA IIDO

Ragga ayaa la ogaaday in ay raaxo wali ah ka helaan codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ay sameeyaan dumarka Xiliga loo diyaar garoobayo Galmada oo ay socato baashida ama istiminta.

Dumarka intooda badan ayaa aaminsan in ay ceeyb tahay haddii ninkeedu uu maqlo iyadoo sameeneyso codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ka dhasha Macaansiga baashida balse ay ragu ay ka helaan dareen xoogan oo dhaliya in uu kordho jaceylka uu qaadayo Lamaanihiisa.

Dumarka arrinkan aamisan ayaa intooda badan isku celiya naqaska isna caburiya xiliga ay socato baashida ama galamada kana been sheega dareenkooda nafeed ,iyagoo dareemamaya raaxo aad u macaan oo ay ku nafiseyaan oo kaliya in ay sameeyaan codka hoose ee riinka,balse aynu u sameyn karin Xoshood jira dartiisa.

Marka laga fiiriyo dhanka Caafimaadka uma wanaagsana in ay dareenka isku celiyaan waayo arrinkaas cuduro ayaa laga qada dhinaca galmada ah oo waxaa xanibaad galaya dareenwadayaasha xiligaas u diyaarka ah Macaansiga falgalka labada xubnood marka ay is taabtaan.

F.G:Hadii uu ninkaagu arko adoo sidii Alwaaxii iska yaala Sariira isna uu dadaal ugi jiro in uu kugu qanciyo in aad hesho raaxo macaan adna adaan muujin sida ad ugu macaansaneyso shaqada Lamaanahaaga , taasi waxeey keeni kartaa in uu iska dhaadhiciyo in uu yahay qof wax-matare mar ah,waxaan aka dhalan karo niyad jab ku yimaado in uu nolosha kula sii qeyb sado ama uu iska dhaadhiciyo waxyaabo dhaawici karo mustaqbalkiina.

Dumaryahow ogaada in raggiinu ay jecelyihiin xiliga galmada xalaasha ah in ay maqalaan riinka ka dhsha macaanciga galamada iyo sida dareen ahaan aad u macaansanaynsaan shaqadiisa .


thumbnail Title: RIINKA KA BAXA DUMARKA XILIGA GALMADA RAGA WAXA AY KA QAADAAN LABA FAA IIDO
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-22T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
RIINKA KA BAXA DUMARKA XILIGA GALMADA RAGA WAXA AY KA QAADAAN LABA FAA IIDO



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 22, 2016 and have 0 comments