Sawiro: Wiil calooshiisa laga soo bixiyay wax la yaab leh

Sawiro: Wiil calooshiisa laga soo bixiyay wax la yaab leh

Narendra Kumar, waa 18 jir u dhashay dalka India, waxa uu mudo la xanuunsanayay wax Caloosha kaa jiray oo uusan ogeyn waxa ay yihiin dhab ahaantii.

Wiilkan oo shalay qaliin ay ku sameeyeen dhaqaatiir u dhalatay India, ayaa waxay kasoo saareen wax u eg madax dadeed, Tin iyo Ilko isku dhegan.

Dhaqaatiirta, ayaa Mailonline u sheegay in waxaan ay ahaayeen wax la korayay Narendra Kumar.


Waxyaabahan laga soo saaray caloosha Narendra oo ka kooban lafo isu tegay, Tin iyo Ilko, ayaa culeyskooda waxaa lagu sheegay 2.5kg.

Narendra Kumar, ayaa kahor intii aanan qaliinka lagu sameeynin, waxa ay calooshiisa u koreysay sidii Haweeneey Uur leh oo kale, waxaana uu dareemi jiray xanuun farabadan.



thumbnail Title: Sawiro: Wiil calooshiisa laga soo bixiyay wax la yaab leh
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-12T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sawiro: Wiil calooshiisa laga soo bixiyay wax la yaab leh



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 12, 2016 and have 0 comments